Ibraahim Shig Shigow oo is dhiibay kadib awood xad dhaaf ah oo loo adeegsaday

Gudoomiyihii hore ee degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa is dhiibay kadib weerar xoogan oo shalay ay ku qaadeen ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo garab ka helayay ciidamo Itoobiyaan ah. Ibraahim Maxamed Nuur shig-shigow ayaa ka biyo diiday xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyay , waxa uu sidoo kale diiday in uu wareejiyo xilka Gudoomiyaha … Continue reading Ibraahim Shig Shigow oo is dhiibay kadib awood xad dhaaf ah oo loo adeegsaday